Odayaasha dhaqanka Cadaado oo qodobo & talooyin hor dhigay RW Khayre (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo kulamada wadatashiga ah isugu yeeray hoggaanka dhaqanka ayaa u sheegay muhiimmada ay u leeyihiin dhameystirka hannaanka lagu taabbagelinayo Galmudug mideysan oo qeyb ka noqota horumarka … Continue reading Odayaasha dhaqanka Cadaado oo qodobo & talooyin hor dhigay RW Khayre (Sawirro)